Golaha wasiirada Galmudug oo ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2020 (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gudoomiyey shirkii golaha wasiirada maamulka galmudug oo maanta lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb. Ajendaha kulanka maanta ayaa ku saabsanaa soo jeedinta & ansixinta Miisaaniyada Dowlad Goboleedka Galmudug ee 2020. Wasiirka wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa golaha u soo bandhigtay ku talagalka miisaaniyadeed ee 2020. Dood iyo … Continue reading Golaha wasiirada Galmudug oo ansixiyey Miisaaniyada sanadka 2020 (Sawirro)